Daawo: Hay'adda ADO oo Tababar uso Xidhay Dhakhaatiir Caafimaadka Xoolaha ah oo ka socday Saaxil iyo Sanaag

0
Thursday February 01, 2018 - 17:30:35 in by salman abdi
  • Visits: 516
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Hay'adda ADO oo Tababar uso Xidhay Dhakhaatiir Caafimaadka Xoolaha ah oo ka socday Saaxil iyo Sanaag

    Kulankan Lagu Tababarayey 14 ka Xubnood ee ka kala socday Qaar kamida Gobollada kala Duwan ee Somaliland oo soconayey Muddo Todoba Maalmood ayay iska kaashadeen Hay'adaha ADO, UN OCHA iyo SHF.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulankan Lagu Tababarayey 14 ka Xubnood ee ka kala socday Qaar kamida Gobollada kala Duwan ee Somaliland oo soconayey Muddo Todoba Maalmood ayay iska kaashadeen Hay'adaha ADO, UN OCHA iyo SHF.


Xusen ismacil iy khaalid oo ka mid ahaa Saraakiisha Hay’adda ADO ayaa si waafiya u sharraxay Muhiimadda Tababarkaasi iyo Ujeeddadiisa.

XUbno kamida kalkaaliyaasha caafimaadka Xoolaha ee ka faaidaystay Tababarkan ayaa ka dareen celiyey aqoonta ay barteen iyo siyaabaha ay uga faaidayn doonaan Degaanadooda.

Waxana kulankaasi so xidhay Isuduwaha Wasaradda Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga ee Gobolka Togdheer Cabdi Hindi Waxanu Bogaadiyey Hay’adaha Tababarkan iska kaashaday iyo Xubnaha ka faaidaystay.