Madaxweynaha Somaliland Oo Ciidanka Qaranka Dhambaal Hanbalyo Ah U Diray

0
Saturday February 03, 2018 - 14:33:13 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliland Oo Ciidanka Qaranka Dhambaal Hanbalyo Ah U Diray

    Madaxweynaha Somaliland Oo Ciidanka Qaranka Dhambaal Hanbalyo Ah U Diray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somaliland Oo Ciidanka Qaranka Dhambaal Hanbalyo Ah U Diray

Madaxweynaha Somaliland Oo Ciidanka Qaranka Dhambaal Hanbalyo Ah U Diray

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ciidamada Qaranka Ku Hambalyey Sannad Guurada 24aad

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi, waxa uu dhambaal hambalyo ah u dirayaa ciidamada qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, saraakiisha, saraakiil ku xigeenada, ilaa dable meel ay joogaanba xuska sannad guuradda 24aad ee ka soo wareegtay markii la aas-aaska ciidanka qaranka Somaliland awgeed oo sannad walba la xuso 02-February.

 

Madaxweynuhu waxa uu sidoo kale hambalyo taa la mid ah u dirayaa dhammaan qoysaska ciidanka naftood hurayaasha qaranka ah meel ay ka joogaanba.

 

Madaxweynuhu waxa uu ciidamada iyo qoysaskoodaba u rajaynayaa inay sannadka sanadkiisa ku gaadhaan nabadgelyo, barwaaqo iyo bash-bash, halkaana ka sii wadaan dedaalka ay ugu jiraan ka midho dhalinta himilada iyo adkaynta difaaca dalka iyo dadka Somaliland, taas oo ah mid ay shacbiga Somaliland mudadaa 24ka Sanno ah ku kaga gam'een ciidamada qaranka kalsooni iyo adkaynta jiritaanka Qaranka Somaliland.

 

 

 

ALLAA MAHAD LEH

 

Naasir Yuusuf Daahir

Agaasimaha Waaxda Saxaafadda Madaxtooyada JSL.

 


 



Naasir Yuusuf Daahir
Director of the Presidential Media Department
Hargeisa - Republic of Somaliland
Line: 518390