Badhasab Ramaax Oo Sheegay Mudadii U Xilka Gobolka Togdheer Uu Hayay Uu Ku Haftay Iyo Shaqooyin Kale Dhantaalana Ku Wareejiyay Badhasabka Cusub.

0
Tuesday February 06, 2018 - 17:36:59 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Badhasab Ramaax Oo Sheegay Mudadii U Xilka Gobolka Togdheer Uu Hayay Uu Ku Haftay Iyo Shaqooyin Kale Dhantaalana Ku Wareejiyay Badhasabka Cusub.

    Badhasabkii Hore Ee Gobolka Togdheer Maxamud Cali Salebaan Ramaax Oo Maanta Wareejinayay ,Xilkii Gudoomiyenimo Ee Gobolka Togdheer Ayaa Khudbadii U Ka Jeediyay Madasha Ayaa Waxa U Sheegay Inuu Ku Haftay Xilkii Gobolka Mudadii U Hayay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Badhasabkii Hore Ee Gobolka Togdheer Maxamud Cali Salebaan Ramaax Oo Maanta Wareejinayay ,Xilkii Gudoomiyenimo Ee Gobolka Togdheer Ayaa Khudbadii U Ka Jeediyay Madasha Ayaa Waxa U Sheegay Inuu Ku Haftay Xilkii Gobolka Mudadii U Hayay


Gudoomiye Ramaax Ayaa Sidoo Kale Sheegay Inaan Waxqabad Ah Ka Fulin Mudadii U Hayay Xilka Gudoomiyaha Gobolka Togdheer,Waxana Uu Fariino U Diray Badhasabka Cusub ee Ku Qotama,Shaqooyinkii Ku Tagay Ee Qabyadaha Ahayd Oo Ay Ka Mid Tahay Dhismaha Jeelka Wayn,Gurigii Lagaga Dhawaqay Somaliland,Garoonka Kubada Cagta Iyo In Ka Badan 30 Fulinood.

Gudoomiye Ramaax Oo Hadal Dheer Ka Jeediyay Madasha Ayaa Sidoo Kale Eedaymo Ujeediyay Qaar Ka Mida Bulshada Burco Oo U Sheegay Inay Warbaahinta U Mariyeen Eedaymo.

1

Gudoomiye Ramaax Oo Hada Ah Gudoomiyaha Gobolka Gabilay Ayaa Xilka Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Hayay Mudo Ah 13 Bilood Ama Sanad Iyo Hal Bil Intaasna Wax Waqabad Ah,Kama Hirgalin Gobolka Waana Ta Keentay Inuu Gobolka Lagu Soogatiyay Bila Shaahado Sharaf Oo Badhasabadii Ka Horeeyay Lagu Maamusay.

Goor Dhaw Shabakada HadhwanaagNews Ka Bago Khudbadisii Oo Dhamaystiran Oo U Badnaa ,Shaqooyinka U Yaala Ee Uu Ku Guulaysan kari Wayay Mudadii U Xilka Hayay.