DAAWO: Xukuumada oo Xabsiga Dhigtay Maayar Ku-Xigeenkii Oodweyne Iyo Xildhibaan Kale+Sababta Loo Xidhay

0
Monday February 12, 2018 - 15:51:20 in by salman abdi
  • Visits: 593
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO: Xukuumada oo Xabsiga Dhigtay Maayar Ku-Xigeenkii Oodweyne Iyo Xildhibaan Kale+Sababta Loo Xidhay

    Xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa ay habeenkii xalay aheyd guriiga kala soo baxdey isla markaana ay xidhay maayar ku xigeenkii magaalada Oodweyne Maxamed Cumar Cilmi Xoosh iyo xildhibaan kale oo golaha deeganka Gabilay ka tirsan golaha deeg

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa ay habeenkii xalay aheyd guriiga kala soo baxdey isla markaana ay xidhay maayar ku xigeenkii magaalada Oodweyne Maxamed Cumar Cilmi Xoosh iyo xildhibaan kale oo golaha deeganka Gabilay ka tirsan golaha deeganka Oodweyne +Sababta Loo Xidhay