Xeen riyo ah oo laga shaqaalaysiiyay garoon ciyaaro

0
Tuesday February 13, 2018 - 11:11:15 in by salman abdi
  • Visits: 613
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xeen riyo ah oo laga shaqaalaysiiyay garoon ciyaaro

    Xeen riyo ah oo laga shaqaalaysiiyay garoon ciyaaro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xeen riyo ah oo laga shaqaalaysiiyay garoon ciyaaro

Dalka Maraykanka, gaar ahaan gobolka Oregon waxaa laga shaqaalaysiiyay xeen riyo , kuwaas oo ka hawlgali doono garoon lagu ciyaaro kubbada godka ama Golf loo yaqaano.

Waxaa lagu rarayaa ulaha lagu gamo kubbada, kubbadaha dheeraadka ah iyo alaabaha kale.

Sida uu sawirka muujinayo , rida waxaa lagu xirayaa wax u eg koore oo leh qaanado iyo jeebab la galiyo alaabta lagu rarayo.


 
Ari badan oo xilligan Berbera looga dhoofinayo Sacuudiga

Haseyeeshee ururada u dooda xuquuqda xayawaanka ayaa arrintan ka deyriyay. Waxa ay sheegeen in loo baahanyahay in riyaha la fasoxo, islamarkaasna loo dhaafo in ay xoriyadooda ku daaqsimaan.

Ninka lagu magacaabo Colby Marshal oo ka mid ah mas'uuliyiinta goobta ciyaaraha lagu qabanayo ayaa sheegay in riyaha ay yihiin xayawaan dheesha jecel, islamarkaasna ay micno kale ku dari doonaan ciyaaraha.

Balse waxa uu intaas ku daray in riyaha lagu sasabi doono looska