Muwaadiniin U Dhashay Dalka Ruush ah Ayaa lagu dilay Suuriya
Muwaadiniin U Dhashay Dalka Ruush ah Ayaa lagu dilay Suuriya
Waxaa haatan caddaatay in ugu yaraan laba dagaalyahan oo wadaniyada Ruushku biyo dhigtay, oo la rumaysanyahay in ay yihiin dagaalyahanno calooshooda u shaqaystayaal ah oo taageerayey ciidamada Suuriya lagu dilay duqayn cirka ah oo ay Maraykanku ku qaadeen Suuriya todobaadkii hore.
Rag xidhiidh la lahaa nimankaas ayaa BBC-da u sheegay in midkood ahaa nin waddaniyadda Ruushku madaxmartay oo reer Moscow ah. Wararku waxay sheegayan in ay u dagalamayeen Suuriya oo ay xulufo yihiin ruushka.
Cossack oo ah koox ah wadaniy xagjirka hi ay madaxbartay ayaa BBC-da u xaqiijisay dhimashada labo qof hase ahaate warbaahinta Maraykanka iyo Ruushka ayaa ku waramayay in tiro intaa badan laga yaabo inay halkaa ku dhinteen.
Muwaadiniin U Dhashay Dalka Ruush ah Ayaa lagu dilay Suuriya
Muwaadiniin U Dhashay Dalka Ruush ah Ayaa lagu dilay Suuriya