Dabeecadaha Nolosha Iyo Wax Looga Baahan Yahay Qofka Muslinka Ah Waa Qalinkii maxamuud khaliif AXMED (Zaki KHaliif)

0
Friday February 23, 2018 - 18:08:52 in by salman abdi
  • Visits: 1048
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dabeecadaha Nolosha Iyo Wax Looga Baahan Yahay Qofka Muslinka Ah Waa Qalinkii maxamuud khaliif AXMED (Zaki KHaliif)

    Dabeecadaha Nolosha Iyo Wax Looga Baahan Yahay Qofka Muslinka Ah Waa Qalinkii maxamuud khaliif AXMED (Zaki KHaliif)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dabeecadaha Nolosha Iyo Wax Looga Baahan Yahay Qofka Muslinka Ah Waa Qalinkii maxamuud khaliif AXMED (Zaki KHaliif)

qofka caaqilka noloshu riyo ayey uu tahay , qofka noqonka ahna waxay uu tahay cayaar, qofka taajirka ahna waxay uu tahay madadaalo , qofka faqiirka ahana waxay uu tahay musiibo iyo cibro qaadsho


qofka bini aadamka ah maalmuhu xasuus kuma reebaan ee daqiiqadha wakhtiga ayaa saamayn ku reeba

nolosha aan nool nahay waa najiitada imitaxanka aanu aakhiro ku mutaysan lahayn JANO AMA NAAR

hadaad qof geyso meel sare oo aanu kaa filayan , ka filo meel hoose oo aadan ka filnayn, sabbato ah noloshu maaha wax aynu haysano ee waa mid ilahay swc gacantiisa ku jirta oo uu qadaray

adiga oo uurkii hooyada ku jira
nolosha caruurnimo hadii aadan uu dhaqmin sida xoolaha oo kale markaad waynaatana heli maysid xasuus marka aad xasuusato wax ka qoslin kara

wakhtiga wanaagsan waa wakhti xasuus kugu reeba , wakhtiga xuna waa wakhti aad ka baran karto ncasharo lama ilaabaan ah ( saamyn kugu reeeba )

sida si lamid ah wakhti fiican iyo wakhti xunba waxa lagaga baahan yahay in ad tidhaahdo ALXAMDULAAHI

cidna noloshaada oo dhan ha raacin intaad adduunka joogto, xataa hadhkaaga wuu kaa tegayaa xiliga aad ku sugan tahay

mugdiga ama aad la kulanto murugada

ha jeclaan waxaadan aamin karin ,ha nicin waxaadan heli karin , ha ku hadlin waxaadan samayn karin , ha balan qaadin waxaadan awoodi fulinta lahayn , ha xukumin xukumin waxaadan ageyn

dhmaaad

WAA QALINKII QORAA maxamuud khaliif axmed

mahamoudziiko@gmail.com

tell 0634318306/0659335346