Hindiya:-Wiilka yar ee Ra'isulwasaaraha Canada iyo booqashadii Hindiya

0
Thursday March 01, 2018 - 07:55:40 in by salman abdi
  • Visits: 825
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hindiya:-Wiilka yar ee Ra'isulwasaaraha Canada iyo booqashadii Hindiya

    Ra'isulwasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa todobaadkan ciwaano waaweyn u samaynayay warbaahinta adduunka kadib markii uu booqasho ku tagay dalka Canada, balse waxaa dareenka saxaafadda soo jiitay wiilkiisa 3 jirka ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'isulwasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa todobaadkan ciwaano waaweyn u samaynayay warbaahinta adduunka kadib markii uu booqasho ku tagay dalka Canada, balse waxaa dareenka saxaafadda soo jiitay wiilkiisa 3 jirka ah.


Hadrien oo koofiyadda wajigiisa ku daboolaya xili sawir lala galayay ModiLahaanshaha sawirkaEPA
Image captionHadrien oo koofiyadda wajigiisa ku daboolaya xili sawir lala galayay Modi

...Kuma ayaanan jecleyn in uu la ciyaaro

Modi oo koofiyad wajiga ka saaraya HandrienLahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Image captionModi oo koofiyad wajiga ka saaraya Handrien
Ciyaartii koofiyaddaLahaanshaha sawirkaREUTERS
Image captionCiyaartii koofiyadda

Markasta oo sawir la gali rabo isaga ayay tahay in la toosiyo...

Justin Trudeau oo ku sugan Taj MahalLahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Image captionJustin Trudeau oo ku sugan Taj Mahal

...balse isaga ficilka uu doono oo dheel ah ayuu sameeyaa

Taj MahalLahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Image captionTaj Mahal
Masaajidka weyn ee New DelhiLahaanshaha sawirkaREUTERS
Image captionMasaajidka weyn ee New Delhi
Hadrien oo salaan saarayaLahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Image captionHadrien oo salaan saaraya

Wiilka ka weyn Hadrien oo lagu magacaabo Xavier ayaa isku dayaya in uu markasta toosiyo...

Xavier Trudeau iyo HadrienLahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Image captionXavier Trudeau iyo Hadrien

... Hadrien oo ka qeybgalaya ciyaar Criket ah

HadrienLahaanshaha sawirkaEPA
HadrienLahaanshaha sawirkaEPA
Isaga oo hormaraya kooxda dumarka ee ciyaarta Hockey-gaLahaanshaha sawirkaREUTERS
Image captionIsaga oo hormaraya kooxda dumarka ee ciyaarta Hockey-ga
HadrienLahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Image captionIsaga oo kabaha loo xirayo