Burco: Daawo Shacabka Togdheer oo Si adag ugu Jawaabay Farmaajo si weynna uso dhoweyey Heshiiska DP WORLD

0
Sunday March 11, 2018 - 17:28:12 in by salman abdi
  • Visits: 449
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Burco: Daawo Shacabka Togdheer oo Si adag ugu Jawaabay Farmaajo si weynna uso dhoweyey Heshiiska DP WORLD

    Warbaahinta Qaranka Somaliland ayaa Maanta Mikirifoonka la dhex Qaaday Dadweynaha ku nool Magaalada BURCO oo aragtidoda ka dhiibanayey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbaahinta Qaranka Somaliland ayaa Maanta Mikirifoonka la dhex Qaaday Dadweynaha ku nool Magaalada BURCO oo aragtidoda ka dhiibanayey

Dacwadda ay Dawladda Somaliya ka gudbisay Imaaraatka ee ku aaddan Heshiiska DP World iyo Somaliland Waxayna Dareen isku mida ku taageereen heshiiska Dp World iyo Somaliland iyago si adagna uga jawaabay Cadaawadda iyo Xaasidnimada ay shacabka Somaliland u muujisay Dawladda Somaliya waa sida ay hadalka u dhigeene waxana hadaladoodi kamid ahaa.