War Deg Deg Ah Golaha Wakiilada Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Go,ankii Baarlamaanka Somaliya Ku Laalay Heshiiska Dp World.

0
Tuesday March 13, 2018 - 12:49:02 in by salman abdi
  • Visits: 476
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Golaha Wakiilada Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Go,ankii Baarlamaanka Somaliya Ku Laalay Heshiiska Dp World.

    War Deg Deg Ah Golaha Wakiilada Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Go,ankii Baarlamaanka Somaliya Ku Laalay Heshiiska Dp World.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Golaha Wakiilada Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Go,ankii Baarlamaanka Somaliya Ku Laalay Heshiiska Dp World.

Golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta yeeshay fadhi ay ugu jawaabayaan dhigooda dalka Somaliya oo shalay fadhi ay yeesheen kaga dooday heshiiska shirkada DPWorld lagashay Somaliland.

Fadhigan saaka oo uu shir godoominayay gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa lagu sheegay inaanay qodobadii shalay ay soo saareen Baarlamaanka Somaliya ahayn wax khuseeya Somaliland.

Midkamida qodoba uu shaly soo saaray baarlamaanka Somaliya ayaa sheegayay in ay shirkada DPWorld ka mamnuuceen Somaliya.