DUBAI: Daawo Madaxweynaha Somaliland oo si meeqaam sare ah loogu Soo Dhoweeyey Imaaraatka

0
Wednesday March 14, 2018 - 08:36:01 in by salman abdi
  • Visits: 574
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DUBAI: Daawo Madaxweynaha Somaliland oo si meeqaam sare ah loogu Soo Dhoweeyey Imaaraatka

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo gaadhay Isu-tagga Imaaraadka Carabta si balaadhana loo qaabiley.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo gaadhay Isu-tagga Imaaraadka Carabta si balaadhana loo qaabiley. Waxaanna Madaxweynaha madaarka ku soo dhaweeyay madax sare oo ka tirsan dawladda imaaraadka carabta,waxaannay wakhti kooban labada dhinac ku wada qaateen qolka vip-da garoonka, iyagoo iska xog wareystay xidhiidhka labada dal ka dibna, Madaxweynaha somalialnd iyo weftigiisa waxaa loo soo galbiyay qasriga lagu casuumo madaxda caalamka halkaas oo la dajiyay weftiga madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.