Gudaha:- Dadka Danyarta Ah Ee Ku Nool Kaamka Fadhfadhisi Ee Duleedka Burco Oo Eedo Culus U Jeediyay Badhasabka Gobolka Togdheer.

0
Sunday March 18, 2018 - 08:40:51 in by salman abdi
  • Visits: 706
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudaha:- Dadka Danyarta Ah Ee Ku Nool Kaamka Fadhfadhisi Ee Duleedka Burco Oo Eedo Culus U Jeediyay Badhasabka Gobolka Togdheer.

    Gudaha:- Dadka Danyarta Ah Ee Ku Nool Kaamka Fadhfadhisi Ee Duleedka Burco Oo Eedo Culus U Jeediyay Badhasabka Gobolka Togdheer.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudaha:- Dadka Danyarta Ah Ee Ku Nool Kaamka Fadhfadhisi Ee Duleedka Burco Oo Eedo Culus U Jeediyay Badhasabka Gobolka Togdheer.

Dadka Danyarta Ee Ku Dhaqan Kaamka Fadhfadhisi Ee Duleedka Magalada Burco Oo Maanta Ay Boqatay Wararka ay Helayaan Warbaahinta Ayaa Ka Dayriyay Xaalada Nolaleed Ee Ay Ku Noolyihiin,

 

Odayaal Iyo Hoyooyin Ka Mid Ah Dadka Ku Dhaqan Kaamka Fadhfadhiisi Ee Duleedka Magalada Burco Ayaa Mar Ay Ka Waramayeen Xaalada Nolaleed Waxay Ku Eedayeen Badhasabka Gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi,Inuu Gabiyay Gurmadkii Badhasabadii Ka Horeeyay u Fidin Jireen,

 

Sidoo Kale Dadkan Xooluhu Ka Baxeen Ayaa Ku Eedayay Badhasabka Gobolka Togdheer Inaanu Marna Soo Eegin Xaalada Ay Ku Ay Ku Sugan Yihiin Taasina Uu Ay Ku Tilmaameen Inuu Ka Gaabiyay Ka Warhaynta Xaladooda Nolaleed,

 

Dadkan Ayaa Tabayya Inay Hiil Buuxa Ka Heelaan Badhasabka Gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi Oo Muddo Joogay Gobolka,Taasi Oo Ay Shegeen


Inay Uga Fadhiyaan Cunto Iyo Biyaba Maadama Ay Xoolihii Ay Dhaqanjireen Ay Ka Qaaday Abaartii Baahsanayd Ee Dalka Soo Martay, Kuna Sugan Yihiin Xaalad Adag,



Sidoo Kale Waxay Eedayeen Gudida Kasookabashada Abaaraha Oo Aan Ka War Ahaynin Xaalada Ay Ku Noolyihiin Oo Ay Ka Warsugayeen Inay Xolayeen Ama Ay Xaalada Nolaleed Ee Ku Hararaysan Kale Dabashaan,

 

Ugu Danbayntii Badhasabka Gobolka Togdheer Ayaa U Muuqda Mid Ka Moogan Xaalada Nolaleed Ee Ku Gadaaman Dadka Danyarta Ee Isku Soo Habarwacday Kaamka Fadhfadhisi Oo Ay Ku Noolyihiin Qoysas Gaadhayaa Boqalaal Qoys Oo U Bahaan Cunto Iyo Biyo.