Shacabka Somaliland Ha Is Garab Taagaan Shirkada Dahabshiil Grub

0
Sunday March 18, 2018 - 13:42:11 in by salman abdi
  • Visits: 1238
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shacabka Somaliland Ha Is Garab Taagaan Shirkada Dahabshiil Grub

    Shacabka Somaliland Ha Is Garab Taagaan Shirkada Dahabshiil Grub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shacabka Somaliland Ha Is Garab Taagaan Shirkada Dahabshiil Grub

sida aan wada ogney shirkada dahabshiil tan iyo intii ay somaliland jirtay waxey aheyd isha dhaqaalaha ee shacabka reer somaliland waxay ahayd shirkada isku xidhaysey dadka dabada jooga iyo kuwa gudaha jooga


dabashiil waxay inoo fududaysay inay helno bank inala jooga meel kasta iyo mar kasta

intaa waxaa dheer waa shirkada bixisa dhaqaalaha uugu badan markay dhacaan abaaro ama wax la mid ah waa shirkad mar kasta ku dadaasha inay daryeesho shacabka somaliland iyo guud ahaanba somalida waa shirkad dhaqaalaha wadanka wax wayn kusoo kordhisay

waa shirkada imaka tidhi anagu sarifka lacagaha waxaan u daynaynaa dadka ka shaqaysta sarifka runtii waa shirkad

mar kasta ku dadaasha iney ahmiyada 1 aad siiso shacabka
hadaba shirkada waxeynu uugu hiilin karnaa inaymu dhamaanteen wada qaadano sim card somtel waxaan aaminsanay shilinka aynu gashano somtel and dahabshiil inaynu ka helayano oo ay tahay wax aan inaga lumayn

fiiro gaar ah anigu shaqaala shirkada kama mid ahi only waxaan ka haley adeega shirkadu ay bixiso iyo sida ay uugu dadaaleyso iney mar kasta wax u tarto shacabka somaliland iyo somalidaba

waxaan leeyahey dababshiil grub ilaahay ha idin garab galo amiin sii wada dadaalka

by siciid cumar from denmarka

siciid7171@gmail.com