Daawo: Raysal Wasaaraha Cusub Ee Itoobiya Oo Maanta Booqdey Kililka Oramada Iyo Qoomiyada Oramada Oo Si Heer Sare Ah U Soo Dhaweysay

0
Thursday April 12, 2018 - 00:26:43 in by salman abdi
  • Visits: 730
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Raysal Wasaaraha Cusub Ee Itoobiya Oo Maanta Booqdey Kililka Oramada Iyo Qoomiyada Oramada Oo Si Heer Sare Ah U Soo Dhaweysay

    Raysal Wasaaraha Cusub Ee Itoobiya Oo Maanta Booqdey Kililka Oramada Iyo Qoomiyada Oramada Oo Si Heer Sare Ah U Soo Dhaweysay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal Wasaaraha Cusub Ee Itoobiya Oo Maanta Booqdey Kililka Oramada Iyo Qoomiyada Oramada Oo Si Heer Sare Ah U Soo Dhaweysay Raysal Wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya Mr Abby Ahmed oo dhawaan booqasho ku yimid kililka Somalida Itoobiye ee jigiga ayaa waxaa uu maanta na u booqasho ku tagay kililka qoomiyada Oramada oo uu dhalasho ahaan ka soo jeedo


Raysal wasaaraha cusub oo meel fagaare ah kalahadlay kumanaan qof oo Oromo ah waxaa uu ugu baaqay in ay deganaan iyo Samir muujiyaan inta ay dawladu hir galineyso balan qaadyadii cusubaa ee ay sameysay


 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan