War Deg Deg Ah Guddida Fulinta Ee Xisbiga Waddani Oo Iminka Xilkii Ka Qaadey Xoghayihii Guud Ee Xisbigaasi.

0
Saturday April 14, 2018 - 13:15:44 in by salman abdi
  • Visits: 627
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Guddida Fulinta Ee Xisbiga Waddani Oo Iminka Xilkii Ka Qaadey Xoghayihii Guud Ee Xisbigaasi.

    War Deg Deg Ah Guddida Fulinta Ee Xisbiga Waddani Oo Iminka Xilkii Ka Qaadey Xoghayihii Guud Ee Xisbigaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Guddida Fulinta Ee Xisbiga Waddani Oo Iminka Xilkii Ka Qaadey Xoghayihii Guud Ee Xisbigaasi.

Kulan ay maanta iskugu yimadeen guddida fulinta

ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa ay xilkii iyo xubin nimadii ay kaga qaadeen xoghayihii guud ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Md Maxamed Cabdilaahi Uurcadey .


Kulankan ay guddida fulintu yeesheen waxaa ka soo qeyb galay 36 xubnood , waxaana u codeeyey xil ka qaadistiisa 34 xubnood . 1 xubin waa ay ka aamustey , gudoomiyihuna muu codeyn.