Sucuudiga:- "Iran Waxay Faro-gelin Ku Heysaa Arrimaha" Boqorka Dalka Sacuudiga Boqor Salmaan Binu Cabdicasiis.

Sidoo kale xoghayaha guud ee ururka Jaamacadda Carabta Axmed Abuu Qeyd ayaa asna dhankiisa ka digay faro-gelinta ay Iran ku heyso Yeman iyo gobolka Bariga dhexe isaga oo tilmaamay in arrintan ay ka hor imaaneyso dhaqanka u yaallo diblomaasiyadda.
Boqorka Sacuudiga Salmaan Binu Cabdicasiis oo shalay qudbad ka jeediyey shirmadaxeedka ururka Jaamacadda Carabta ayaa cambaareeyay dowladda Iran oo uu sheegay in ay faro-gelin ay ku heyso arrimaha gobolka.