Hargeysa: Daawo Wasiirkuxigenka Warfaafinta Somaliland oo sheegay inu kursiga Xildhibaanimo ee Bannaan isagu leyahay
Maxamed Muuse Abees wasiir kuxigeenka warfaafinta ayaa ku doodaaya inuu xaq u leeyahay kursiga la
isku hayo ee xildhibaannimada ee uu banneeyey Marxuum Ibraahim Kacaan oo dhawaan geeriyooday.
Halka uu Xuseen Axmed Caydiid isaguna Dhankiisa sheegayo inuu kursigan xaq u leeyahay.
Hargeysa: Daawo Wasiirkuxigenka Warfaafinta Somaliland oo sheegay inu kursiga Xildhibaanimo ee Bannaan isagu leyahay
Maxamed Muuse Abees wasiir kuxigeenka warfaafinta ayaa ku doodaaya inuu xaq u leeyahay kursiga la isku hayo ee xildhibaannimada ee uu banneeyey Marxuum Ibraahim Kacaan oo dhawaan geeriyooday. Halka uu Xuseen Axmed Caydiid isaguna Dhankiisa sheegayo