War Deg Deg Ah Dooxa Awbarkhadle Oo Qaatay Gaadhi Xamuul Ah Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

0
Monday April 16, 2018 - 18:47:56 in by salman abdi
  • Visits: 1884
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Dooxa Awbarkhadle Oo Qaatay Gaadhi Xamuul Ah Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

    War Deg Deg Ah Dooxa Awbarkhadle Oo Qaatay Gaadhi Xamuul Ah Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Dooxa Awbarkhadle Oo Qaatay Gaadhi Xamuul Ah Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

Hal qof ayaa ku dhintaykadib markii uu galabta dooxa tuulada Aw-Barkhadle ee Bariga Hargeysa uu qaaday Gaadhi Xamuul ahoo ka yimid magaalada Berbera ee gobolka Saaxil.

Guddoomiyaha tuullada Aw-barkhadle Mahad Maxamuud Gahayr, oo u waramay wakaallada wararka Somaliland eeSOLNA, ayaa sheegay in daad xoog leh oo ka soo rogmaday dooxa Aw-barkhadle uu la tagay Baabuur nooca loo yaqaano waaraadka ah oo siday khudrad kana yimid magaalada Berbera.

Guddoomiyuhu wuxuuTilmaamayinaymaydka ALLE ha u naxariistee dirawalkii Baabuurkaas oo la odhan jirayMarxuum-Maxamed Cabdilaahi (Ina Caga-saydh)ay ka heleen goob shan kiiloo mitir u jirta tuulada Awbarkhadle.

halka kirish-boygii gaadhigaasbulshadadegaanka Aw-barkhadle ay badbaadiyeen.

Guddoomiyaha magaalada Aw-barkhadleMahad Maxamuud Gahayr wuxuu intaas ku daray inay ciidan dhigeen dooxa Aw-barkhadle si ay gaadiidka uga horjoogsadaan inay isku biimeeyaan daadkaas, waxaanu gaadiidleyda ku booriyey in aanay ku degdegin inay maraan dooxyadadaadku socdo, iyadoo sannad kasta ay dad ku dhintaan baabuurta daadku qaado.