Suciidiga:-Iskuulo Ku Yaala Sacuudiga Oo Loo Fasaxay Dabaylo Xoogan Oo Dhacaya
Iskuuladda Ku Yaala Magaaladda Riyadh ee Caasimada wadanka Saudi Arabia ayaa loo fasaxay Dabaylo xoog badan oo ka Dhacaya Halkaasi.
iskuulada laDabaylahan ayaa sababay in uu hakad ku yimaado Xawliga Isu Socodka Magaaladda, Waxaana Wasaarada waxbarashada oo warsaxaafadeed ku baahisay wakaalada wararka eeSaudi Press Agency (SPA), ay ku sheegtay in dabaylaha dhacaya dartood loo fasaxay iskuulada maanta oo salaasa ahayd.
fasaxay ayaa waxa ay ku yaalaan Rumah, Thadiq, Al Muzahimiyah, Huraymila, Al Diriyah iyo Dhurma, sida wasaaradda waxbarashadu warsaxaafadeedkaasi ay ku sheegtay.