Aw-barkhadle:- Dooxa Aw-Barkhale Oo Qaaday Gaadhi Qaad SIday Iyo Khasaraha Ka Dhashay.

0
Tuesday May 01, 2018 - 11:05:52 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aw-barkhadle:- Dooxa Aw-Barkhale Oo Qaaday Gaadhi Qaad SIday Iyo Khasaraha Ka Dhashay.

    Aw-barkhadle:- Dooxa Aw-Barkhale Oo Qaaday Gaadhi Qaad SIday Iyo Khasaraha Ka Dhashay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aw-barkhadle:- Dooxa Aw-Barkhale Oo Qaaday Gaadhi Qaad SIday Iyo Khasaraha Ka Dhashay.

Waxa galabta Dooxa tuullada Aw-barkhadle ee bariga Magaalada Hargeysa uu qaaday Baabuur jaadle ah oo noociisu ahaa Shaamboo oo ka yimid dhinaca magaalada Berbera, hase ahaatee waxa laga soo badbaadiyey laba qof oo saarnaa Baabuurkaas.


Guddoomiyaha Aw-barkhadle waxa uu dadweynaha iyo gaadiidlayda u soo jeediyey inaanay isku biimayn daadka xooga leh eeGuddoomiyaha degaanka Aw-Barkhadle Mr. Mahad Maxamuud Gahayr oo u warramay wakaaladda wararka Somaliland ee SOLNA, ayaa sheegay in baabuurkaas uu la tagay daadku, balse shacabka iyo maamulka tuulada Aw-barkhadle oo iskaashanayaa ay u gurmadeen laba nin oo saarnaa gaadhigaas oo ay lahayd mid ka mid ah shirkada jaadka ee ka jira dalku.




maraya dooxa Aw-barkhadle, waxaanu sheegay in ciidammada Booliska iyo maamulka tuuladaasi ay gaadiidka ka joojiyeen caawa inay isku qaadaan dooxa oo uu tilmaamay inuu labada gabi marayo.