Burco:-Gudiidi Qabanqaabada 18May Ee Gobolka Togdheer Oo Bulshada Burco Baafinayaan Iyo Goortii Warkooda Ugu Danbaysay.
Burco Xuska Maalinta 18 May Oo Ah Maalin Ku Wayn Qaranka Soomaliland, Ayaa Badhasabka Gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi Uu Dhawaan Magaacabay Gudi Qabanqaabo Oo Ka Shaqaynayaa Habka Loo Xuusayo Sanadkan 18 May,
Gudidaasi Oo Ka Koobna 17 Qof Oo Iskugu Jiray Ganacsato,Xubno Ka Tirsan Lamaha Dawlada Iyo Degmada Burco Ayaa La Hayn Meel Ay Jaan Iyo Cidhib Dhigeen ,Iyaga Oo Wax Qabanqaabo Ah Ka Muqan Gudaha Magalada Burco,
Haldoorka Iyo Qaybaha Kale Duwan Ee Bulshadda Oo Goobaha Lagu Kulmu Kaga Hadal Haya Gudidii La Magacaabay Ee 18May Ee Gobolka Togdheer Halka Ay Ka Dhaceen Iyaga Oo Sheegay Inay Ugu Wardanbaysay Goortii La Magacabay,
Badhasabka Gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi Magaacbin Khaliya Ayuu Kaga Hadhay Mise Wali Wuu Ka War Sugayaa Talabadda Ay Qadaan.
Burco:-Gudiidi Qabanqaabada 18May Ee Gobolka Togdheer Oo Bulshada Burco Baafinayaan Iyo Goortii Warkooda Ugu Danbaysay.
Gudiidi Qabanqaabada 18May Ee Gobolka Togdheer Oo Bulshada Burco Baafinayaan Iyo Goortii Warkooda Ugu Danbaysay.