Hargeisa:-Hal Qof Oo Ku Nafwaayey Rasaas Ay Rideen Ciidamada Booliska Hargeysa Iyo Laba Kale Oo Ku Dhaawacmay.

0
Saturday May 05, 2018 - 13:42:30 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa:-Hal Qof Oo Ku Nafwaayey Rasaas Ay Rideen Ciidamada Booliska Hargeysa Iyo Laba Kale Oo Ku Dhaawacmay.

    Hargeisa:-Hal Qof Oo Ku Nafwaayey Rasaas Ay Rideen Ciidamada Booliska Hargeysa Iyo Laba Kale Oo Ku Dhaawacmay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa:-Hal Qof Oo Ku Nafwaayey Rasaas Ay Rideen Ciidamada Booliska Hargeysa Iyo Laba Kale Oo Ku Dhaawacmay.

Waxaa ku dhinteymagaalada Hargeysa gaar ahaan xafada Qudhac dheer hal qof isla markaana waxaa ku dhaawacmey laba qof ka dib markii ay ciidamada Boolisku ay rasaas rideen .

 

Ciidamada Booliska ayaa rasaasta ridey kadib markii ay diidamo samayeen dad laga raraayey dhaamka Qudhac dheer oo dhawaan biyaha roobabku ku qaadeen laba caruur ah .

 

Dawlada Hoose ayaa saaka ku waa bariisatey dadkan danyarta ah isla markaana qorshaheedu ahaa in ay dadkan raraan balse dadka ayaa arintaasi diiday isla markaana shiid adeegsadey , waxaana dhaawac dhagax ah ay gaadhsiiyeen maayar ku xigeenka oo goobta joogey iyo