War Deg Deg Ah Niciima Abwaan Qorane Oo Dib U Heshay Xoriyadeedii Loogu Soo Celiyey.

0
Monday May 07, 2018 - 13:00:15 in by salman abdi
  • Visits: 558
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Niciima Abwaan Qorane Oo Dib U Heshay Xoriyadeedii Loogu Soo Celiyey.

    War Deg Deg Ah Niciima Abwaan Qorane Oo Dib U Heshay Xoriyadeedii Loogu Soo Celiyey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Niciima Abwaan Qorane Oo Dib U Heshay Xoriyadeedii Loogu Soo Celiyey.

xafiiska war qabadka ee Shabakada Wararka Ee Afkashacabka.com ayaa waxaa uu sheegayaa in hada ay xoriyadeedii ay heshay Niciima Abwaan Qorane oo mudooyinkii ugu danbeeyey ku xidhneyd Somaliland isla markaana lagu xukumay Afar sano oo xadhig ah


Madaxweynaha Somaliland ayaa cafis madaxweyne ku sii daayey Niciima oo ku xidhneyd jeelka Dumarka ee magaalada Gabilay

Image result for Naciima Qorane