Hargeisa:-Qiimaha Sarifka Oo Saaka Is Baddel Wayni Ku Imid Muddo Badan Kadib +Halka Waxa Iska Badaleen.
Hargeisa:-Qiimaha Sarifka Oo Saaka Is Baddel Wayni Ku Imid Muddo Badan Kadib +Halka Waxa Iska Badaleen. Qiimaha sarifka lacagta ayaa hoos u dhacay saaka muddo 6 bilood ka badan markii ugu horeysay.
Qiimaha lagu sarifayo 100$ ayaa hoos uga dhacay intii uu ahaa muddooyinkii u dambeeyay.
100$ ayaa saaka lagu sarifayaa 988,000 ilaa 950,000 Sl, Shilling ah waxaana laga yaabaa inuu hoos uga sii socdo.
Muddooyinkii u dambeeyay waxa guud ahaan Somaliland ka jiray sarif barar baahsan kaasi oo saameeyay noloshada dadka
danyarta ah.