War Deg Deg Ah Sarkaal Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye oo Laascanood Lagu Dilay.

0
Friday May 11, 2018 - 13:18:07 in by salman abdi
  • Visits: 388
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Sarkaal Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye oo Laascanood Lagu Dilay.

    War Deg Deg Ah Sarkaal Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye oo Laascanood Lagu Dilay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Sarkaal Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye oo Laascanood Lagu Dilay. Wararka Naga soo gaadho magalada Laascanood ee Xaruunta gobolka Sool ayaa sheegaya in magalada lagu dilay Ala ha unaxariste Marxuum Maxamuud Barkhadle oo ahaa Xoghayihi gobolka Sool ee Xisbiga Kulmiye.

sarkaal ayaa ilaa hada la garanaayn cida dishay Lamaha amaanka ee Gobolka Sool iyo Maamulka gobolka ayaan ilaa hada ka hadala Dilkaa .
waxana nimaanka dilka gaaystay ay ka yaaceen goobota dilku ka dhacay ilaa hadana lama aqoonsan .