Hargaysa:- Masuul Iska Casilay Xisbiga Wadani Iyo Sababaha Keenay

0
Sunday May 13, 2018 - 10:20:00 in by salman abdi
  • Visits: 419
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:- Masuul Iska Casilay Xisbiga Wadani Iyo Sababaha Keenay

    Baashe Yuusuf Axmed ayaa Istiqaaladda iscasilaadda u gudbiyay guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Dr Cabdiraxmaan Cirro waxaanu qoraalkiisa ku sheegay in uu iskaga tagay xilka uu u hayay xisbiga. Masuulkan ayaan sheegin sababta laakiin, ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baashe Yuusuf Axmed ayaa Istiqaaladda iscasilaadda u gudbiyay guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Dr Cabdiraxmaan Cirro waxaanu qoraalkiisa ku sheegay in uu iskaga tagay xilka uu u hayay xisbiga. Masuulkan ayaan sheegin sababta laakiin, ku koobay sababo u gaar ah.


Xilka Baashe hayay oo muhiim u ah xisbiga Waddani waxa loo dhiibay markii xisbigu ku guul darraystay doorashadii madaxtooyada ee dabayaaqadii sanadkii hore waxaana loo arkayay masuul ku haboon hagidda xaruntan halbawlaha u ah xisbiga Waddani.