Burco:-Ciyaartoy Caanka Ka Dalka Somaliland Oo Ku Dayacan Jidadka Magalada Burco Iyo Gurmad Uu Uga Baahan Yahay Dadkiisa.

0
Sunday May 13, 2018 - 13:55:30 in by salman abdi
  • Visits: 530
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Burco:-Ciyaartoy Caanka Ka Dalka Somaliland Oo Ku Dayacan Jidadka Magalada Burco Iyo Gurmad Uu Uga Baahan Yahay Dadkiisa.

    Baraha Bulshadu Ku Kalanto Ee Facbook Ayaa Waxa Maalmihi Udanbaystay Haystay,Qormo Qaadhan Lagu Ururinaayo Ciyaartoy Caan Ka Ah Oo Ku Dayacan Jidadka Magalada Burco Oo Lagu Magacaabo,Abdirasaaq Haybe Warsame Oo Ku Magac-dheer Bitiyoole,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baraha Bulshadu Ku Kalanto Ee Facbook Ayaa Waxa Maalmihi Udanbaystay Haystay,Qormo Qaadhan Lagu Ururinaayo Ciyaartoy Caan Ka Ah Oo Ku Dayacan Jidadka Magalada Burco Oo Lagu Magacaabo,Abdirasaaq Haybe Warsame Oo Ku Magac-dheer Bitiyoole,


Ciyaartoygan Oo Ay Ciishay Wakhti Iyo Durufo Nolaleed Oo Soo Wajahay Ayaa Waxa Ka Qayb Ka Ahaa ,Guulo Badan Iyo Koobab Badan Oo Dhanka Ciyaraha Uu USoo Hoyay Magalada Burco,

Ciyaartoygan Oo Aan Haysanin Wax Ehel Ah Oo U Dhaw ,Taasina Ay Sababtay Inu Ku Dayacnaado Jidadka Hawlbawlaha U Ah Magalada Burco,Oo Aanu Haysanin Hoy Uu Galo Cimalada Is Badbadalaysa ,Daryeelid Caafimaad Iyo Waxuu Naf Ahaan Uu U Quuto,Taasina Ay Sababtay Inuu Ku Dhaco Xanuunka Dhimirka,

 

Qormo Ciwaan Looga Dhiigay Geesigii Ay Dayaceen Dadkiisi Oo Lagu Baahiyay Baraha Bulshadu Ku Kulanto Ka Dib Markay Arkeen Koox Wariyayaal Ah Ayaa Waxa U Kacay Oo Is Xilqaamay,Dhalinyaro Ku Nool Magalada Burco Si Ay Wax Ugu Qabtaan Isla Markaana Ugu Yoobahay Bulshada Iyo Dadka Muxsiniinta Inay Wax La Qabtaan Oo Ay Dawayeen Ciyaartoyga Ku Dayacan Gudaha Magalada Burco.

Hadaba Dadka Muxsiniinta Ee Ku Nool Dalacadda Dunida Waxa Laha Codsanayaa Inay Gurmad Lasoo Gadhan Oo Wax La Qabtaan Ciyaartiygan Ku Dayacan Gudaha Magalada Burco Ee Ka Mid ahaa Dadkii Magaca Ku Leh Dalka Gudihiisa Fadlan Waxi Aad Awoodo Ugu Soo Hagaaji Acconaddan Iyo Tilifoonadan Hoos Ku Qoran.

 

 

Account 17860 Dahabshiil

Edahab 9352752

Zaad 0636604400.