Hargaysa:-Maxkamada Rafcaanka Gobolka Maroodi Jeex Oo Kala Saartay Laba Shirkadood Oo Isku Qabsaday Magac

0
Sunday May 13, 2018 - 17:08:28 in by salman abdi
  • Visits: 376
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:-Maxkamada Rafcaanka Gobolka Maroodi Jeex Oo Kala Saartay Laba Shirkadood Oo Isku Qabsaday Magac

    Maxakamada Rafcaanka ee Gobolka Maroodi jeex ayaa kala saartay Laba shirkadood oo ka wada dhisan Hargeysa isla markaana ku murmay magaca.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxakamada Rafcaanka ee Gobolka Maroodi jeex ayaa kala saartay Laba shirkadood oo ka wada dhisan Hargeysa isla markaana ku murmay magaca.



Garyaqaaan Cumar Goodaad oo u dooday shirkadda Takaaful ee loo xukumay Magacaasi ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay sida uu xukunkaasi u dhacay.
Labadan shirkadood oo kala ahaa Som takaaful iyo takaaful oo ka wada shaqeeya Caymiska Baabuurta ayaa waxa ay Maxakamadu go’aamisay in Shirkadda Caymiska ee Takaaful ay leedahay Magaca, halka ay shirkada kale ee Som Takaaful iyana lagu xukumay in ay la baxdo magac kale, maadama uu kani u yahay baaqi shirkadda Takaaful.

Waxa uu u mahad celiyayMaxakamada Rafcaanka ee Gobolka Maroodi jeex, waxaana uu sheegay in kiiskaasi ay u qaaday sidii ugu macquulsanayd.

 

Hadaba halkan hoose kaga bogo xukunka ay maxkamada Rafcaanka ku kala saartay laba shirkadood oo ku murmay Magaca.