Hargeisa:-DHagaysiga Dacwada Boqor Buur Madow Oo Dib U Bilaabatay Iyo Madaxkamada Hargeisa Oo Laga Warsugayo.

0
Monday May 14, 2018 - 12:32:15 in by salman abdi
  • Visits: 500
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa:-DHagaysiga Dacwada Boqor Buur Madow Oo Dib U Bilaabatay Iyo Madaxkamada Hargeisa Oo Laga Warsugayo.

    Hargeisa:-DHagaysiga Dacwada Boqor Buur Madow Oo Dib U Bilaabatay Iyo Madaxkamada Hargeisa Oo Laga Warsugayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa:-DHagaysiga Dacwada Boqor Buur Madow Oo Dib U Bilaabatay Iyo Madaxkamada Hargeisa Oo Laga Warsugayo.

Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur Madoow oo lagu xukumay muddo shan sano ah ayaa dhawaan waxa uu xukunkaasi ka qaatay Rafcaan.


sidaas waxa Bogga uu ku leeyahay Facebookga ku faafiyay guddoomiyaha Hay'adda Xuquuqal Iisaanka Somaliland Guuleed Dafac, waxaana uu ku yidhi qoraalkaasi Kooban "Dhegaysigii dacwadii rafcaanka ahayd ee Boqor Cismaan aw Muxumed Buurmadow maanta ayaa la soo gebo-gebeeyey. Waxa la sugaa waa go'aanka ay Maxkamadda Rafcaanku ka gaadhi doonto dharaaraha soo socda"
shalay gelinkii hore ayaa la dhagaysay Rafcaankii uu boqor Buur Madoow ka qaatay xukunkii lagu riday, waxaana laga dhursugayaa natiijadda iyo go;aanka Rafcaankaasi la dhagaystay.