Hargeisa:-"23 Jeer Bay Saddexdii Bilood Ee Ugu Danbeeyey Ay Na Soo Weerareen Ciidamada Puntland" Madaxweynaha Somaliland.

0
Tuesday May 15, 2018 - 11:10:35 in by salman abdi
  • Visits: 59
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa:-"23 Jeer Bay Saddexdii Bilood Ee Ugu Danbeeyey Ay Na Soo Weerareen Ciidamada Puntland" Madaxweynaha Somaliland.

    Hargeisa:-"23 Jeer Bay Saddexdii Bilood Ee Ugu Danbeeyey Ay Na Soo Weerareen Ciidamada Puntland" Madaxweynaha Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa:-"23 Jeer Bay Saddexdii Bilood Ee Ugu Danbeeyey Ay Na Soo Weerareen Ciidamada Puntland" Madaxweynaha Somaliland. Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi

Cabdi oo goor dhaweyd ka hadlayey dabaal dega xuska 18 May waxaa uu ka Hadley dagaalka Tuko-raq saaka ku dhex maraaya Somaliland iyo Puntland .


Madaxweyne Biixi ayaa waxaa uu sheegay in ciidamada Puntland ay ciidamada Somaliland soo weerareen saddex bilood ee ugu danbeeyey 23jeer


 

 

Madaxweynaha ayaa sidoo kale carabka ku dhuftey in dagaalka saaka uu ka fursan waayey in Somaliland ay ka jawaabto , isla markaana waxaa uu madaxweyne Biixi ku hanjabey in ciidamada Puntland ay u dhigi doonan casharkii ay Somaliland u dhigtey dawlada Maxamed Siyaad Bare .


"Waxaan u sheegayaa qaranka Somaliland in ciidanka Somaliland ay ka gaadheen guulo la taaban karo dhammaan jihooyinkii laga soo weeraray oo ay weliba hubna ka furteen jabiyeenna difaacii ciidanka." ayuu yidhi madaxwweye Biixi.