Hargeisa:-Duqa Caasimada Hargeisa Oo U Hanjabay Maamulka Putland.
Hargeisa:-Duqa Caasimada Hargeisa Oo U Hanjabay Maamulka Putland.
Duqa Magaaladda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) ayaa sheegay in ciidamada kala duwan ee Qaranka Somaliland ay yihiin kuwo ku filan difaaca dalkooda hooyo.
"Qolada maalintaas qaran na daandaansanaya waxa aan leeyahay, waxa aanu leenahay Gacana Waanu ku Dabaal Degaynaa, Gacana Qaranka ayaanu ku difaacaynaa.Cabdiraxmaan Oo la hadlayay Maamulka Puntland ayaa sheegay in aanay ciidamada Qaranka Somaliland mashquul ku wada ahayn xuska, hasayeeshee ay u darban yihiin sidii ay dalkooda u difaaci lahaayeen.
Noqonmayso in Iyaga oo Ciidankayaga qaranku halkan ka dabaal degayaan oo wax baad samayn kartaan, ciidankayagu wuu ka awood badan yahay
Hargeisa:-Duqa Caasimada Hargeisa Oo U Hanjabay Maamulka Putland.
Hargeisa:-Duqa Caasimada Hargeisa Oo U Hanjabay Maamulka Putland.