Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaciil Taani oo goor dhaweyd warbaahinta kula hadley jiidda hore ee dagaalka
ayaa waxaa uu ka hadley dagaal saaka dhex maray ciidamada Somaliland iyo kuwa Maamulka Puntland.
Taliyaha ayaa sheegay in dagaalkaasi ay guul weyn ka soo hooyeen ciidamada Somaliland isla markaana ay ku qabsadeen 6 gaadhi oo mid ka mid ahi taangi yahay, sidoo kale-na ay la wareegeen magaalada God qaboobe oo ay hore gacanta ugu hayeen ciidamada Maamulka Puntland.
Hargeysa:Daawo Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka somaliland oo soo Bandhigay Guulo ayka gaadheen Ciidanku Dagaalkii Saaka+Baabuur iyo Maxaabiis laga qabsaday Puntland
Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaciil Taani oo goor dhaweyd warbaahinta kula hadley jiidda hore ee dagaalka