Widhwidh: Magaalada Widh Widh Oo Si Weyn Looga Xusay Maalinta 18 May
Ciidamada Somaliland kuwa uu fadhiisankoodu yahay magaaladaWidhwidh Ay Si weyn Uxuseen 18 May
Munaasibadan Ayaa Ciidanku Salaan Kusiiyay Badhasaabka Gobolka Buuhoodle Mustafe Xaaji Cabdi Kuxigrenkiisa Jaamac Dheeg Cartan
Talaiyaha Aaga G/Sare Cabdilaahi Dheere Waxaana Ciidanku Uu Ahaa Mid Socod Dheer Kudhex Maray Wadada Halbolaha Ah Ee Dhexmarta Suuqa Widhwidh
Widhwidh: Magaalada Widh Widh Oo Si Weyn Looga Xusay Maalinta 18 May
Ciidamada Somaliland kuwa uu fadhiisankoodu yahay magaaladaWidhwidh Ay Si weyn Uxuseen 18 May