Wararkii Ugu Danbeeyey Xaalada Jiida Hore Ee Deeganka Tuko-raq.
Wararkii Ugu Danbeeyey Xaalada Jiida Hore Ee Deeganka Tuko-raq. Waxaa saaka degan xaalada
magaalada Tuko-raq ee gobaka Sool oo maalintii shalay aheyd dagaalo culus ku dhex maray ciidamada Somaliland iyo kuwa maamulka Puntland .
Dadka deegankaasi goor dhaweyd khadka telefoonka kula xidhiidhay waxaa ay u sheegen in saaka ay xaaladu kala degan tahay balse xili kasta uu dagaal qarxi karo oo labada ciidan ba ay is hor fadhiyaan , deeganka Tuko-raq na ay gacanta ku hayaan ciidamada Somaliland .
Sidoo kale waxaa go, an oo aan jirin isku socodka gadiidkii shicibka ee u kala gooshi jiray Garoowe iyo Laascaanood , kaas oo sidii shalay dagaalku u dhacay aan u shaqeyneen
Wararkii Ugu Danbeeyey Xaalada Jiida Hore Ee Deeganka Tuko-raq.
Wararkii Ugu Danbeeyey Xaalada Jiida Hore Ee Deeganka Tuko-raq.