Baaq Nabadeed ! Gudoomiyaha Madaasha Midnimada !,

0
Friday May 18, 2018 - 12:52:42 in by salman abdi
  • Visits: 989
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baaq Nabadeed ! Gudoomiyaha Madaasha Midnimada !,

    Asc,Dhamaantiin Baa Alle Bisha Rabaadan Khyerkedda Ha In aa Siyoo Insha Allah ,Aniga oo aan Jeceelayn In aan Qoralka Sii Baadiiyo ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asc,Dhamaantiin Baa Alle Bisha Rabaadan Khyerkedda Ha In aa Siyoo Insha Allah ,Aniga oo aan Jeceelayn In aan Qoralka Sii Baadiiyo ,


Basle Waxaa aan Jeceelahay In aan Halka Uga Fa"iideysto Khyerka Bisha Rabbadan Sii aan Ummada Uu Gaadh-siyo Fikirkayga Ah Colaadaha Is Xig xiga ee Ka Kala Dhacay CEEL AFWEYN& TUKA-RAQ, Labaada Gobood oo Ah Laba Gobood oo Dhulka Bariga Somaliland Ka Tirsan ,Waxaa aan Marka Ummada Dhulka Ku Dhaqan uu Soo Jeediin Lahaa In Collaada La Iska Soo Af-jaro ,Sababto ah Dadka Dhulka aan Soo Sheegay Ku Dagaalmay Waa dad In Ta Badan Isku Xidhan oo Ah Ehel Iyo Qaraabo aan Sii Na Ku Kala Tagayn

 

 

 

Kolka Aynu Eeegno Mudooyiinkii Uu Danabeyaay CEELAFWEYNE ,Waxaa Ku Naf Wayeey Dad Ku Dhow 100 Qof ,Ilaa Immika Na Walii Dhibkii Iyo Colaaddii Way Tagantahay ,Haddii Sidda Lagu Sii Wadnaa Way Ka Xumaneysa ,Waxa aan Leeyahay Waar Alle Ha Laga Baaqo oo Collada Nabad Ku Badashaa Tasa In Anfaaceysa ,

 

Dagaalka Tuka.raq ee Ay Gacanta Kula Jiraan Hogaanada Dhulka Ka Taliya Waxa aaan Uu Soo Jeediin Lahaa In Dadka Ay Hogaanka Uu Hayaan uu Baahanyihiin Nabadgelayo Iyo Horuumaar ,Dhaqalaha Dagaalka Lagu Galayaan Uu Wax Wey uu Tarii Lahaa Kumanaan Qoys oo Maanta Ku Hoos Dhibataysan Somaliland Iyo Puntland ,Kuwii Ku Naf Wayeeynaa aan Maanta Qiil Lo Hayn Iyo Qaadariin Toona ,Kuwa Dhimaan Doonaana Sidaa oo Kale ,Waar Nabad In oo Ilaaliyaa Ta Ayaa Labaad Hogaan Baa Caano Ka Cabayanee

 

Mustafe Cali Oomaar(Kidaar Cune)

 

Gudoomiyaha Madasha Midnimada Isaaq

 

Alle Ayaa Mahad Iska Leh ,,,