Guud ahaan Umadda Muslimiinta ah Gaar ahaana Umadda Somaaliyeed Meel kastoo Dunidda ka joogtaan

0
Friday May 18, 2018 - 12:59:04 in by salman abdi
  • Visits: 976
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guud ahaan Umadda Muslimiinta ah Gaar ahaana Umadda Somaaliyeed Meel kastoo Dunidda ka joogtaan

    Guud ahaan Umadda Muslimiinta ah Gaar ahaana Umadda Somaaliyeed Meel kastoo Dunidda ka joogtaan waxan idinku Bogaadinaya Bilashadda Bisha Ramadaan .mubaarik Fooje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guud ahaan Umadda Muslimiinta ah Gaar ahaana Umadda Somaaliyeed Meel kastoo Dunidda ka joogtaan waxan idinku Bogaadinaya Bilashadda Bisha Ramadaan .mubaarik Fooje

 
Waa Fursadd Dahabi ah Oo dhan kasta Looga Faaidaysan karo Aduun iyo Aakhiraba Sidaa Daraadeed waxaan idiinsoo jeedinayaa inaad khayrka Camirtaan inaad Ducadda jamac ka dhigtaan
 
Dalkeena iyo Dadkeena Somaaliyeed ee Dagaaladda iyo Dawaladd La aantu 28 Sanno hayso inaad u Ducaysaan oo Alle iskeen Fahmsiiyo
 
Alle Umaddeena ha mideeyo Quluubtoodda Burcadd haysu mariyo Sharafkeenii iyo karaamidii Soomaalinimo Eebe haynoso Celiyo

Walaal Ducadda badiya Akhiro iyo Aduunba Rabbi haynaga dhigo kuwo Guulaysya
Waad nahadsantiin
 
Mubaarik keyse Fooje
 
Doha Qatar