Hargeisa:-Xisbiga Waddani Oo Xukuumada Ku Canaantay Internet La,aanta Dalka Ka Jirta, Soona Bandhigay Sababta Keentay.

0
Monday May 21, 2018 - 19:17:40 in by salman abdi
  • Visits: 405
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa:-Xisbiga Waddani Oo Xukuumada Ku Canaantay Internet La,aanta Dalka Ka Jirta, Soona Bandhigay Sababta Keentay.

    Hargeisa:-Xisbiga Waddani Oo Xukuumada Ku Canaantay Internet La,aanta Dalka Ka Jirta, Soona Bandhigay Sababta Keentay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa:-Xisbiga Waddani Oo Xukuumada Ku Canaantay Internet La,aanta Dalka Ka Jirta, Soona Bandhigay Sababta Keentay.

Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadlay internet la,aanta labadii maalmood ee ugu dambeeyey ka taagnayd somaliland.

Xoghayaha guud ee xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi ayaa xukuumada dusha ka saaray inay masuul ka tahay internet la,aanta dalka soo food saarta.


Qayb wayn oo dhaqaalaha iyo shaqada wadanka ka socotaa waxay aad ugu xidhanyihiin internet-ka maqanaanshiiyaha internet-kuna wuxuu dhaawac wayn ku yahay wax soo saarka wadanka.Waxaana qoraalkaasi uu u dhignaa sidan "labadii maalmood ee ugu danbeeyay waxaa Somaliland ka go,an internet-kii gaar ahaan kii xadhkaha bada (fibre optic).

Hadii la xisaabiyo waxaa dhaqaalaha loo yaqaano (opportunity cost) waxaa xaqiiqaa inmaqnaanshiiyaha internet-ku uu saamayn taban ku leeyahay dhaqaalaha.

 

Marka siyaasada xukumadu tahay inay suuqa intenet-ka xadhkaha bada cid gaara u xidho oo ay diido in dadku helo badal saamaynta ugu wayni waxay ku dhacaysaa dhaqaalah dalka.

Bal is waydii hadii Berbera xadhigu inoo joogi lahaa oo xukumadeenu ogolaan lahayd? Maanta Somaliland ma internet-la,aan lahayd? Inta siyaasada Xukumada Kulmiye qofaf u danaynayso oo ay hilmaansantahay waxa guud ee dadkoo dhan ka dhexeeya guul iyo horumar dhaqaale la gaadhi maayo.