Garoowe:-Maamulka Puntland Oo War Cusub Kasoo Saaray Isu-socodka Gaadiidka U Kala Goosha Jamhuuriyada Somaliland Iyo Putland.

0
Tuesday May 22, 2018 - 11:10:35 in by salman abdi
  • Visits: 447
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Garoowe:-Maamulka Puntland Oo War Cusub Kasoo Saaray Isu-socodka Gaadiidka U Kala Goosha Jamhuuriyada Somaliland Iyo Putland.

    Garoowe:-Maamulka Puntland Oo War Cusub Kasoo Saaray Isu-socodka Gaadiidka U Kala Goosha Jamhuuriyada Somaliland Iyo Putland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garoowe:-Maamulka Puntland Oo War Cusub Kasoo Saaray Isu-socodka Gaadiidka U Kala Goosha Jamhuuriyada Somaliland Iyo Putland.

Qoraal ka soo baxay guddiga difaaca Maamulka Puntland ayaa lagu shaaciyey in la joojiyey isku-socodka Gaadiidka Magaaooyinka Garoowe iyo Laascaanood.

Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa waxaa si gaar ah loogu xusay in gawaarida Shidaalka qaada laga mamnuucay inay maraan goobaha ay isku hor-fadhiyaan Ciidamada Maamulada Puntland iyo Somaalind ee uu dagaalku dhexmaray.

Hoos ka akhriso qoraalka guddiga