Burco:-Tirada Askar Dhaawaca Oo Hadda La Keenay Magaalada Burco Iyo Tiradooda.

0
Thursday May 24, 2018 - 15:57:09 in by salman abdi
  • Visits: 681
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Burco:-Tirada Askar Dhaawaca Oo Hadda La Keenay Magaalada Burco Iyo Tiradooda.

    Burco:-Tirada Askar Dhaawaca Oo Hadda La Keenay Magaalada Burco Iyo Tiradooda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco:-Tirada Askar Dhaawaca Oo Hadda La Keenay Magaalada Burco Iyo Tiradooda. Wararka naga soo gaadhaya hadda magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa sheegaya in magaalada Burco lasoo gaadhsiiyey dhaawac ka kooban sagaal qof.

Lix kamida dhaawacan ayaa ah ciidammada maamulka Puntland kuwaasi oo ay ciidanka qaranku soo qabteen halka saddexda kalena yihiin ciidammada militariga Somaliland. Wararka ayaa intaa ku daraya in hal qof oo kale loo sii gudbiyey dhinaca caasimadda Hargeisa kaasi oo dhaawiciisu cuslaa.