Gudaha:-Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Dagaalka Ka Socda Tuke-raq Iyo Khasaaraha Soo Kala Gaadhay Labada Dhinac.
Gudaha:-Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Dagaalka Ka Socda Tuke-raq Iyo Khasaaraha Soo Kala Gaadhay Labada Dhinac.
ilaa hada waxa socda dagaalkii u dhaxeeyey ciidamada qaranka somaliland iyo kuwa dawlada soomaaliya.
Sida ay dad xogogaal ah oo ku sugan xarunta taliska ciidamada qaranka ee degmada Oog, waxa jira khasaare culus oo soo kala gaadhay labada dhinac ee dagaalamayey.
Sida ay sheegaan wararku, ciidamada qaranka somaliland ayaa haatan gacanta ku haya maxaabiis tiradoodu gaadhayso 32, kuwaas oo 6 ka mid ahi dhaawac yihiin.
Sidoo kale ciidamada qaranka somaliland ayaa khasaare aan badnayni ka soo gaadhay dagaalada ilaa hada socda, iyada oo ay jiraan khasaare dhimasho iyo dhaawac iskugu jiraa.
Dhinaca ciidamada soomaaliya ee ka yimid maamulka Puntland ayey wararku sheegayaa in khasaare laxaad leh kasoo gaadhay dagaalka