War Deg Deg Ah Beesha Caalamka Oo Hada War Ka Soo Saartay Dagaalkiii SHalay Ka Dhacay Deeganka Tuka-raq Ee Somaliland Iyo Maamulka Putland.

0
Friday May 25, 2018 - 12:52:41 in by salman abdi
  • Visits: 447
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Beesha Caalamka Oo Hada War Ka Soo Saartay Dagaalkiii SHalay Ka Dhacay Deeganka Tuka-raq Ee Somaliland Iyo Maamulka Putland.

    War Deg Deg Ah Beesha Caalamka Oo Hada War Ka Soo Saartay Dagaalkiii SHalay Ka Dhacay Deeganka Tuka-raq Ee Somaliland Iyo Maamulka Putland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Beesha Caalamka Oo Hada War Ka Soo Saartay Dagaalkiii SHalay Ka Dhacay Deeganka Tuka-raq Ee Somaliland Iyo Maamulka Putland.

Shalay gelinkii hore waxa uu dagaal Aad u qadhaadhi uu degmadda Tukeraq ku dhex maray Ciidamada Somaliland iyo Kuwa Puntland.

dagaalkan oo ahaa mid la isu adeegsaday Hubka Noocyadiisa kala duwan ayaa labada dhinacba ay ka soo gaadheen khasaare, hasayeeshee midkoodna warbaahinta uma uu soo bandhigin inta uu le'eg yahay khasaaraha soo gaadhay.

labada dhinac ayaa mid kastaaba uu ku doodayaa in uu gacantasare yeeshay dagaalkaasi, balse ma jiraan warar madax banaan ilaa iminka si rasmi ah uga hadlaya baaxada uu le'eg yahay Khasaaraha dhacay.


hadaba beesha caalamka ayaa si weyn uga hadashay dagaalkaasi iyaga oo ugu baaqay labada dhinacba in ay is xakameeyaan, halkaasna ku joojiyaan dagaalka.

 

Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Dowladaha Belgium, Denmark, Itoobiya, Finland, Jarmalka, Ireland, Talyaaniga, Netherlands, Norway, Sweden, Turkey, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa ugu dambeyn ku baaqay dhammaan dhinacyada inay dhowraan nabadda.