Borama "Cadowgayagii waxa noqday oo noo caddaaday dawladda somalia, annagoo dhibaataysan oo duufaano nagu dhufteen ayay nasoo weerareen,Jabuutina way noo gurmatay oo diyaarado no soo dirtay"Badhasabka Awdal

0
Saturday May 26, 2018 - 13:53:15 in by salman abdi
  • Visits: 295
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Borama "Cadowgayagii waxa noqday oo noo caddaaday dawladda somalia, annagoo dhibaataysan oo duufaano nagu dhufteen ayay nasoo weerareen,Jabuutina way noo gurmatay oo diyaarado no soo dirtay"Badhasabka Awdal

    Badhasabka Gobolka Awdal ayaa sheegay in laba dawladood oo hareeraha ka xiga somaliland xiilli ay dhibaato rabbaani ah ku dhacday midna soo weerartay midna usoo gurmatay, isla markaasna mid waliba wixii ay gashatay dadkaa soomaalida ahe islaamka ah e

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Badhasabka Gobolka Awdal ayaa sheegay in laba dawladood oo hareeraha ka xiga somaliland xiilli ay dhibaato rabbaani ah ku dhacday midna soo weerartay midna usoo gurmatay, isla markaasna mid waliba wixii ay gashatay dadkaa soomaalida ahe islaamka ah ee somaliland ay ka heli doonaan