Garoon Kubada Cagta Lagu Ciyaari Jiray Oo Isku Badalay Saylad Xoolaha Lagu Iibiyo+Magaalada Ay Ku Taalo.

degmooyinka amar siiyo oo uu yidhaahdo ha loo nadiifiyo dhalinyaradda" ayuu yidhi mid ka mid ah bahda ciyaaraha oo HCTV U waramayay.
Garoon Lagu Ciyaari JIray kubbada Cagta oo ku yaala Magaaladda Jawhar ayaa loo bedelay Sayladda Xoolaha lagu iibiyo, ka dib markii Sayladii hore ee Xoolaha ee ku yaalay Magaaladdaasi ay fadhiisteen biyo.
Garoonkan ayaa sidoo kale dhinac ka mid ah lagu aasaa caruurta dhimata iyada oo dhinaca kalena lagu daadiyo qashinka. qaar ka mid ah Bahda Ciyaaraha ee Gobolka Shabeelaha Dhexe oo warbaahinta la hadlayay ayaa ku eedeeyay maamulka degmaddu in ay ku fashilmeen sidii loo dayac tiri lahaa garoonkaasi.
"Waad Aragtaan oo garoonkii kubadda cagtu waxa uu noqday meel qashinka lagu soo daadiyo, waxaaba ka sii daran xoolo lagu iibiyo, laakiin waxa ka wanaagsanaan lahayd in uu maamulka gobolku uu