Hargaysa:-Somaliland Oo Dad Ajaaniba Dalka Ka Mastaafurisay+Tirada Dadka La Mastaafuriyey Iyo Wadamada Ay Kasoo Jeedaan

0
Tuesday May 29, 2018 - 13:05:36 in by salman abdi
  • Visits: 473
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:-Somaliland Oo Dad Ajaaniba Dalka Ka Mastaafurisay+Tirada Dadka La Mastaafuriyey Iyo Wadamada Ay Kasoo Jeedaan

    Xukumada Somaliland Ayaa Dalka Ka Mastaafurisay 12 Qof Oo Udhashay DalkaSri Lanka Kuwaaso Ahaa Shaqaale Ka Shaqaysan Jiray Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukumada Somaliland Ayaa Dalka Ka Mastaafurisay 12 Qof Oo Udhashay DalkaSri Lanka Kuwaaso Ahaa Shaqaale Ka Shaqaysan Jiray Somaliland
Sababta Ay Dawlada Somaliland Dalkeeda Uga Saartay 12 Qof Ee Udhashay DalkaSri Lanka Ayaa Lagu Sheegay Inay TahayMuran ka dhashay shaqo awgeed.
Safaarada Ay Dawlada Sri Lanka Ku Leedahay Adis Ababa Oo Ka Hadashay Arintani Ayaa Sheegtay Inay Dadkan Udhashay DalkaSri Lanka Ee Laga Soo Mastaafuriyey Somaliland Ay Si Nabadgelyo Ah Ay Utageen Dalkoodii.

 Somaliland ayaa muddooyinkii u dambeeyay ku hawlanayd qorshe dadka ajaanibta ah lagaga joojinayo shaqooyinka ay qaban karaan muwaadiniintu laakiin, lama oga in arrintaasi saamaysay shaqaalaha reer Sri Lanka.