Pyongyang:-Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka oo la kulmay Kim Jong-un+Arimaha Ay Ka Wada Hadlayaan.
Pyongyang:-Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka oo la kulmay Kim Jong-un+Arimaha Ay Ka Wada Hadlayaan.
Wasiirka arrimaha dibadda ee Kuuriyada Waqooyi Sergei Lavrov ayaa magaalada Pyongyang, kula kulmay hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong-un,.
Waa markii ugu horreysay oo hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi uu la kulmo sargaal ka socda Ruushka.
Mr Lavrov ayaa u gudbiyay hogaamiye Kim Jong-un casuumaad uu ku casuumay in Ruushka uu booqasho ku yimaado.
Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa soo dhaweeyay xiriirka si xoogaysanaya ee ay wada samaynayaan Kuuriyada Koonfureed iyo Kuuriyada Waqooyi.
Mr Lavrov ayaa dhanka kale sheegay in uu ka war dhowrayo kulanka la qorshaynayo in uu dhexmaro bisha soo socota madaxwayne Trump iyo Kim Jong-un
Pyongyang:-Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka oo la kulmay Kim Jong-un+Arimaha Ay Ka Wada Hadlayaan.
Pyongyang:-Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka oo la kulmay Kim Jong-un+Arimaha Ay Ka Wada Hadlayaan.