Caalamka:-Maxkmadda Madagascar oo dowladda u qabatay 4 maalmood iney xilka kaga degto

0
Saturday June 02, 2018 - 09:07:14 in by salman abdi
  • Visits: 337
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caalamka:-Maxkmadda Madagascar oo dowladda u qabatay 4 maalmood iney xilka kaga degto

    Caalamka:-Maxkmadda Madagascar oo dowladda u qabatay 4 maalmood iney xilka kaga degto

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caalamka:-Maxkmadda Madagascar oo dowladda u qabatay 4 maalmood iney xilka kaga degto

Maxakamadda Dastuuriga dalkaasi Madagascar ayaa dowladda u qabatay iney muddo 4 maalmood ah ay xilka kaga degto, ama ay toddoba maalmood gudahood ku soo dhisto dowlad loo dhan yahay.

Hoggaamiyaha dalka ayaa waxuu ku guul darreystay inuu soo afjaro muranka siyaasadeed ee taagneyd tani yo jimcihi la soo dhafay, iyada oo madaxweyne Hery Rajaonarimampianina loo qabtay toddoba maalmood inuu ku soo magacaabo ra'isalwasaaraha cusub.

Si loo soo afjaro muranka siyaasadeed ee ka dhex taagan dowladda iyo mucaaradka ka soo horjeeda.

Maxkamadda go'aankaasi ay gaartay ayaa waxay xal ugu raadineysaa iney murankan taagan ay si sharci ah ugu soo afjarto.

Mucaaradkuna waxay go'aanka maxkamadda ka soo baxay ku tilmaameen inuu yahay mid ay maxkamadda ay ku difaaceyso musharraxa doorashada iisu soo istaagay sanadki hore.

Boqollaal taageerayaal mucaaradka ayidsan ayaa qabsaday isgoyska bartamaha magaalada Antananarivo ku yaallo iyaga oo halkaasi mudaharaad ka sameeyey.

Militariga dalkaasi Madagascarna maalin ka hor wuxuu dowladda uga digay haddii ay muddaa gaaban ku soo dhisi weydo dowlad loo dhan yahay oo muranka siyaasadeedna la soo afjari waayo ay faragelin doonaan siyaasadda dalka si ay u badbaadiyaan dalka iyo dadka Madagascar.