Urdun:-Ra'isalwasaaraha Urdun oo loogu baaqay inuu xilka isaga tago+Arimaha Soo Kordhay.

0
Sunday June 03, 2018 - 08:54:12 in by salman abdi
  • Visits: 350
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Urdun:-Ra'isalwasaaraha Urdun oo loogu baaqay inuu xilka isaga tago+Arimaha Soo Kordhay.

    Urdun:-Ra'isalwasaaraha Urdun oo loogu baaqay inuu xilka isaga tago+Arimaha Soo Kordhay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Urdun:-Ra'isalwasaaraha Urdun oo loogu baaqay inuu xilka isaga tago+Arimaha Soo Kordhay.

R'isal wasaaraha Urdun oo loogu baaqay inuu xilka isaga tago

Waxaa habeenkiisi seddexaad afaafka hore ee xafiiska ra'isalwasaaraha Urdun ka socda mudaharaad lagu dalbanayo inuu Ra'isalwasaare Hani Mulki uu xilka ka dego.

Hay'adaha ammaanka ayaa xidhay dhammaan waddooyinka waaweyn ee caasimadda Urdun ee Cummaan si ay uga hortagaan iney mudaharaadayaasha ku soo dhawaadaan xafiiska ra'isalwasaaraha.

Muaharaadayaasha ayaa waxay ka careysan yihiin canshuurta cusub uu soo rogay Mr Mulki.

Ururrada shaqaalaha iyo hay'ada kale ee rayadka ah ayaa waxay canshuurtasi cusub ku tilmaameen mid noolasha dadka caadiga ah culeys ku noqoneyso.

Tallaabbada uu Mulki qaaday waa mid ku qotonta talooyinka hay'adda lacagta adduunka IMF ay u soo jeedisay iney dowladdu sameeyso.

Boqor Cabdallaa ayaa wuxuu labada dhanba uu ugu baaqay iney tanaasulaad la yimaaddaan.