Madaxweynaha Somaliland Oo Abaal Marin Gudoonsiiyey Ardaydii Kaalmaha Hore Ka Galay Tartanka Quraanka Bisha Ramadaanta

0
Sunday June 03, 2018 - 08:54:12 in by salman abdi
  • Visits: 828
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliland Oo Abaal Marin Gudoonsiiyey Ardaydii Kaalmaha Hore Ka Galay Tartanka Quraanka Bisha Ramadaanta

    Madaxweynaha Somaliland Oo Abaal Marin Gudoonsiiyey Ardaydii Kaalmaha Hore Ka Galay Tartanka Quraanka Bisha Ramadaanta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somaliland Oo Abaal Marin Gudoonsiiyey Ardaydii Kaalmaha Hore Ka Galay Tartanka Quraanka Bisha Ramadaanta

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse BiixiCabdi, ayaa abaal-marino qaali ah guddoonsiiyey Ardaydii kaalmaha sare ka gashay tartanka xiftiga Qur’aanka kariim ah ee heer gobol oo uu madaxweynuhu maal-geliyey, wasaaradda Diintuna qaban-qaabisay kaas oo sanad walba bisha Ramadaan lagu qabto Masjidka Cali Mataan.

Image may contain: 1 person

 

 

 

 

Image may contain: 5 people, people standing, wedding, beard and outdoor

Image may contain: car and outdoor

Image may contain: 2 people, people standing

Image may contain: 10 people, people standing and outdoor

Image may contain: one or more people, people standing, wedding and outdoor


Munaasibad ballaadhan oo lagu qabtay qasriga madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, ayuu madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, abaal-marinno kala duwan ku guddoonsiiyey tiro Arday xufaad ah oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay tartanka Qur’aanka kariimka ah ee heer qaran oo kaasoo ah kii lixaad ee dalka laga hirgeliyo, waxaana munaasibadda goob-joog ka ahaa madaxweynaha, ku-xigeenkiisa, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), xubno kamid ah golaha wasiirrada, qaar kamid ah culimada ugu waaweyn ee dalka, xubnihii tartanka gacanta ku hayey iyo macallimiintii Ardayda kusoo tacabtay iyo marti-sharaf kale.