Sheekh Mukhtaar Roobow Oo Maanta U Dhoofay Mid Ka Mid Ah Dalalka Khaliijka Ee Khilaafku Somaliya Ka Dhaxeeyo

0
Tuesday June 05, 2018 - 19:45:55 in by salman abdi
  • Visits: 295
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekh Mukhtaar Roobow Oo Maanta U Dhoofay Mid Ka Mid Ah Dalalka Khaliijka Ee Khilaafku Somaliya Ka Dhaxeeyo

    Sheekh Mukhtaar Roobow Oo Maanta U Dhoofay Mid Ka Mid Ah Dalalka Khaliijka Ee Khilaafku Somaliya Ka Dhaxeeyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Mukhtaar Roobow Oo Maanta U Dhoofay Mid Ka Mid Ah Dalalka Khaliijka Ee Khilaafku Somaliya Ka Dhaxeeyo Sheikh Mukhtaar Roobow Cali

 

 

oo lagu naaneeso "Abuu Mansuurā€¯ ayaa u ambabaxay boqortooyada Sacuudi Carabiya.

Abuu Mansuur oo horay u soo noqday afhayeenkii kooxda argagixisada Al-Shabaab ayaa bilihii danbe ee sanadkii 2017 kasoo goostay Al-Shabaab, isagoo isku soo dhiibay dowladda federaalka.


 

 

Safarka Abuu Mansuur ee Sacuudiga ayaa la sheegay inuu la xidhiidho gudashada acmaasha Cumrada.


Dowladda federaalka iyo Abuu Mansuur ayaa wadahadalo mudo socday kusoo afjarmay heshiis aan la shaacin, waxayna taasi keentay in dowladda Mareykanka ay xayiraada ka qaado kana saarto liiska xubnaha argagixisada.