Lacagta Laga Jaray Miisaanyada Iyo Mushaharka Madaxweynaha Somaliland Ee Ciidamada Qaranka La Siinaayo

0
Thursday June 07, 2018 - 19:08:31 in by salman abdi
  • Visits: 468
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Lacagta Laga Jaray Miisaanyada Iyo Mushaharka Madaxweynaha Somaliland Ee Ciidamada Qaranka La Siinaayo

    Lacagta Laga Jaray Miisaanyada Iyo Mushaharka Madaxweynaha Somaliland Ee Ciidamada Qaranka La Siinaayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Lacagta Laga Jaray Miisaanyada Iyo Mushaharka Madaxweynaha Somaliland Ee Ciidamada Qaranka La Siinaayo Golaha wasiirradu Somaliland

ayaa waxa ay maanta go’aamiyeen in mashaariicda horumarineed ee miisaaniyadda qaranka ee sanadka 2018-ka bilaha july ilaa iyo December laga jaro 5%


(Boqolkiiba shan) lagu kabayo xaaladda difaaca qaranka, isla markaana mushaharka madaxweynaha laga gooyo 20%(boqolkiiba labaatan), halka mushaharka madaxweyne-ku-xigeenkana laga jari doono 15%()Boqolkiiba shan iyo toban), iyada oo xubnaha golaha wasiirradana laga jari doono 10%(Boqolkiiba toban).